Waxa aanu ahayn saddex qof oo u tegaya qof aanu riyo ugu baahanay, markaasay iga sii horeeyeen aniga oo gadaashooda jooga oo aan hadda arkayn, nin baa gacanta ii fidiyey si uu ii caawiyo, isla ninkii la damacsanaa, ee waa maxay tafsiir riyadan, Ilaahay ha kaa abaal mariyo