assalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh,waxaan riyo ku arkay dayaxu oo socda oo si aad ah u iftiimaya,kadibna si cabsi leh uu u qarxay,waxana uu soo noqday mid iftiimaya,maxay tafsiirkeedii? aad u wanaagsan.