assalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh waxa aan arkay dharka cas ee arooska oo ah bakhaar gaar u ah dharka arooska balse maan xidhin balse waxa aan mooday in aan xidho.