Raalli ahow waxaan ku riyooday in aan soo iibiyay shukulaato iyo buskud ,kadib markii aan gaaray goobtii aan rabay ayaan furay boorsadii,waxa aan ogaaday in boorsada ay ka buuxdo shukulaatada,balse aysan jirin buskud,markaasuu cunay.