Waxaan riyo ku arkay wiilkeyga yar oo aan iskuulka geynayo waan farxay waxaana ku iri Alxamdulilaah waxaan ku arkay arday iskuul ah.