Waxa aan ku riyooday in aan guriga ku nasanaayo eedaday, oo aan ku fadhiyo fadhiga, waxa aan la kulmay bisad lugta iga qaniintay, intaa ka bacdi intay ku soo booday ayay gacantayda bidix iga qaniintay.