Waxaan arkay in carruurtaydu ay cabbeen caano lagu daray liin iyo miro. Waxay dhadhamisay dhanaan iyo macaan
Maxaa lagu macneeyey arrinkaas oo wax badan baa ka jiray mahadsanid