Waxaan riyo ku arkay anigoo cunaya rooti aad u badan, aabahay oo dhintay ayaa meesha jooga, wuxuuna igu yiri “ rooti badan baad cuntay” wuuna qoslay.
Waxaan ahay nin xaasle ah, waxaana jira 48 jir