assalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh,waxaan ku riyooday anigoo tukanaya,balse salaada waan soo bixi waayay,waxa iga soo baxay daanyeer yar oo madaw,fartii mudnayd ee wakhtiga tashaxudku way madoobaatay,laakin anigu dhammeeyey salaaddii anigoo cabsanaya.