Waxaan ku riyooday in ay dhimatay inantaydii, intaanay qabriga gelin ayaan wejigeeda qaawiyey oo aan fadhiistay anigoo isku duubaya oo la hadlaya, kadibna way ka baxday dhimashadeedii.