Waxa aan ku riyooday in aan is guursaday,laakin maan arag qofkii ii soo doontay,waxa uu ahaa faraantiga dahabka ah ee culus oo aan lahayn calaacalaha,waxa aan ku farxay faraantiga iyo farta agteeda,waxa aan xidhnaa fargal dahab ah. fartaydana way igu dhegnayd.