assalaamu calaykum waraxmatulaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxa aan ku riyooday in aan u guuro ninkaygii dhintay runtii oo intii aroosku socday dagaal ayaa ka dhacay waxaanu ka soo raray gaadhigii arooska oo aanu gaadhi kale u rarnay ,kadibna ninkaygii waa la waayay oo aan raadiyay iyo dadkii lahaa.
Riyadiina waan ka toosay