Waxaan ku riyooday inaan dilay mas madow, meel aanan xasuusan ayay ahayd, meeshaan waan ka tuuray, markaan dilay wuu kala go'ay, qaybtii hoosena way carartay, qaybtii kale ayaan raadiyay, balse. maan helin.