Waxaan arkay gabar aan jeclahay oo wejigeedu is bedelay markii ay i aragtay ayay kacday oo salaantay kadibna waxay i waydiisay in aan caano leeyahay ayaan caano waydiistay kadibna waan toosay.