Waxa aan ku riyooday in aan qoob ka ciyaar ku dhex ciyaaro geedo badan oo cagaar madow ah ama kayn uu ku jiro wiil dheer oo suudh madaw xidhan, aniguna aan xidhanahay dhar caadiya oo aan si tartiib ah u dheeshanayno muusig la’aan, aniga oo og in aan doob ahay.