Waxa aan ku riyooday in ay tahay inantaydii, adeerkeed waxa uu u soo iibiyay faraanti dheeman ah, waxa uu ka soo saaray koob biyo ah oo uu u galiyay.