Waxa aan ku riyooday in uu dhintay maan garanayn isaga oo ila hadlaya oo leh haduu qofku dhinto damiirkiisu wuu sii noolaanayaa oo eedaynayaa, ilmo yar oo qurux badan oo nool ayuu dhabtayda iga galiyay oo yidhi waan ahay. sidaan oo kale wuu ka jeestay.