Hees Ramadaan oo aad u qurux badan Ramadaan waa janno Fanaanka Mohamed Mounir oo had iyo jeer laga daawado Telefiishanka Masar xiliga Ramadaanka, isla markaana ka mid ah heesaha ugu faca weyn uguna caansan ee ka hadlaya bisha Ramadaan, bisha barakaysan ee quruxda badan, oo sanad kasta Hijriyada hal mar soo baxda. waa bishii naxariista, danbi dhaafka, naartana laga xoroobi lahaa, waxaa la sameeyay heeso badan oo caan ah oo Ramadaan ah, kuwaas oo ilaa hadda laga sii daayo dhammaan TV-yada iyo idaacadaha bishaas barakeysan, mar walbana ina xusuusinaysa maalmihii iyo sannadihii la soo maray. Bishan na dhaaftay, haddana heestaan idiinka tagayaa.
Daawo heesta Ramadaan Janno