Waxaan riyo ku arkay aniga iyo inantii aan jecelahay in aan galnay meel xabsi oo kale ah, laba ilbiriqsi gudahoodna hal ku daa in ay dhulka u dhaadhacdo si ay u dhunkato lugtiisa inta ay dhulka jiifto, aniga oo ku fekeraya in aan baxsado maan orod oo aan ka baqay in uu lugtiisa ka dhunkado waxa uu igu yidhi u wac walaalkaa haduu yimaado waan kaa tagayaa oo waan u tagayaa walaalkay kadibna waan toosay.