Waxa aan ku riyooday in aan ka shaqaynayo dukaan caruurtu ku ciyaarto oo aan qalabaysanayo alaabta ay ku ciyaaraan,waxana meesha yaala warqad iyo waxa warqada ku qoran waxa aan ku qasbanahay in aan maro dul dhigo inta kale ee aan loo baahnayn maalintii aan ku xidho khaanadaha. (sawirka) Waxyaalaha ay rabtay, waxaan arkay naaso madow ama naaso, dhamaantood waa madow ee maaha ciyaaraha Waxaan ahay gabar doob ah, waxaan ahay 17 jir, mana lihi qaraabo, ma lihi jacayl ama ballan, weligay ma dhicin ballan ama xiriir jacayl, waqtiga wax la arko waa qiyaastii 10:10. Mahadsanid