assalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh waxaan ahay naag xaasle ah oo aan dhawaan ka war helay qiyaanadii uu ninkaygu igu sameeyay dumar badan,dhawaan waxaan ku riyooday anigoo la ooyaya aniga oo dareen gubanaya oo aan ku qaylinayay anigoo ku caayaya khiyaamada uu sameeyay,sidoo kale anigu Horta waxaan ku riyooday inaan la galmoodo oo aan xubintiisa taranka hayo, mahadsanid.