assalaamu calaykum, waxaan riyo ku arkay aabahay oo gacmaha is haysta oo aan ooynayo una cabanayo isaga oo dhididka ka daadanaaya oo uu aad u dhoola cadaynayo Illahay cimri iyo caafimaad ha siiyo, inshaa allaah)