assalaamu calaykum: sheekhoow waxaan ku riyooday in ay shidantahay mimbarada masaajida oo guryihii qaar ay gubanayaan.