Waxa aan ku riyooday in aan helay shandad ay ku jiraan lacago badan, midabka bacdaasi waxa uu ahaa cagaar, waxa aan la yaabay lacagta ku jirta, aniga oo og in aanan garanayn meesha ay lacagtan ka timid.