asalaamu calaykum
Waxaan riyada ku arkay inaan gadhka iska xiiray
Waxaan u guurayaa guri aan ahayn kan aan ku noolahay
Fadlan sharax