Aad ayaan u xiiseeyaa waxaan jeclahay in aan maqlo sheekooyin badan gaar ahaan sheekooyinka naxdinta leh, waxaan rajaynayaa in aad soo galin doonto sheekooyin badan oo naxdin leh, sidoo kale waxaan rabaa in aan ogaado sida loo helo jinni.