Waxaan arkay Awoowgay Alle ha u naxariistee oo na soo galay, markaasaan la yaabay weynaanta dhererka iyo quruxda taajkii madaxiisa ka sarreeyey.