Waxaan riyo ku arkay qof baa qori ii keenay, aad baan uga helay, qaab qurux badan, midab madow, qof kastaana wuu u hanqal taagayaa, aad baan ugu farxay.