Waxa aan is arkay aniga oo hor socda kuliyadii aan wax ku baranayay oo gacanta ku sita canab cagaar ah oo aan ka cunaynayo, ayaa waxa si lama filaan ah u yimi nin aanan garanayn oo albaab iga furay.