Sawiro aad u qosol badan
Sawiro Qosol Badan Hadii aad Qosol iyo raynrayn raadinayso waxa aad arkaysaa Sawiradan oo aad u Qurux badan oo aad u Qosol badan Mowduucan, waxa kale oo aad gali kartaa Facebook-ga ama xataa Mobile-ka ku diri kartaa oo la wadaag Ehelkaaga iyo Asxaabtaada qosol adiga oo daawanaya sawiro qosol leh oo ku soo dejinaya kumbuyuutarkaaga, daawo sawirada oo ku raaxayso dadka oo dhan la wadaag oo ka qosli qalbigaaga.