Mustafe ShacbaanNoofambar 29, 2016Cusbooneysii ugu dambeysay: 9 bilood ka hor
Fiiri sawirka ugu quruxda badan carruurta
Sawirada caruurtu waa kuwa ugu wanagsan dhanka Internetka, waana sawiro loo qaaday siyaabo gaar ah iyo heerka ay isku beegmeen, inta badan sawiradaan waxaa ku jira walxo kadis ah, sawiradan waa kuwa aan anigu aruuriyay ama aan la qoslo asxaabta. iyo qaraabo