Illahay hakugu abaal mariyo wax kasta oo wanaagsan, waxaan rajaynayaa in dhamaan goobuhu sidaan oo kale yihiin in shaydaanku qofka bini aadamka ah ka saaro oo uu u gargaaro si uu uga tooso halmaansanaanta inta aan la qoomamayn oo danbiga la saarin.