Aad baad ugu mahadsantahay admin si gaar ah mowduucan aad ayaan ugu mahadcelinayaa maxaa yeelay aad ayaan ugu baahnaa, runtii mowduucan ayaa ka hadlay qodobo badan oo aan u baahnaa xog, sidoo kale waxaa mowduuca laga soo qaaday sawiro ku haboon shaqsi ahaan. Mawduucan waa mid miro dhal ah, Alle ha kugu abaal mariyo kheyr.