assalaamu calaykum, waxa aan arkay naag hilqan yar dhegta ii galisay ka dibna aniga
Aad baan u farxay oo dhegta ka soo saaray si aan dadka u tuso oo aan calaacasha gacanta u galiyay oo aan socdo aad buuna ugu farxay hilqadaas dahabka ah, maan guursan.