waan guursaday caruurna uma lihi, waxaan ku riyooday inaan ilmo lab dhalay oo uu qaawan yahay, markaasaan dharkii ka beddelay oo aan nuujiyay, naag ayaa doonaysay inay iga qaado.