Ka digtoonow daawashada sawirada qaawan, anagoo wada ognahay inay xaaraan yihiin oo qofkasta oo miyir qaba oo siman uu aad u neceb yahay, hadii aad tahay qof jecel daawashada sawiradan iyo muqaaladan waa inaad ka digtoonaato, waayo ilaahay SWT wuu ka reebay. Annaga iyo Rasuulkiisa, Rabbigeenna Muxammad NNKH wuu naga xarrimay arrimahaas oo kale, marka waxaa lagu tiriyaa Zinada, sida Sawirrada qaawan ee la fiiriyo ayaa loo aqoonsan yahay Zino, sidaas darteed Ishu way sinaystaa, Gacantuna waa ay sinaystaa. sino, waana inaan ka dignaa arrimahaas oo kale, waana inaan ka fogaannaa, halkaan waxaa idiinku soo gudbinayaa sawiro koox ah oo sabab u noqon kara hanuunintaada iyo ka fogaanshiyahaaga haddii Alle idmo.