Mamnuucida daawashada sawirada qaawan ha daawan sawiradan waayo waa mamnuuc lagana neceb yahay aduunka meelkasta oo ay aduunka ka joogaan dadka wax garadka ah iyo kuwa caadiga ah, hadii aad tahay qof xiiseeya daawashada sawiradan iyo muqaaladan waa in aad ka digtoonaato waayo ilaahay subxaanahu wa tacaalaa waa xarrimay. Annaga iyo Rasuulkiisa, Sayidkeenii Muxammad NNKH wuu naga xarrimay arrimahan oo kale, arrimahaas waxaa lagu tiriyaa sino, sida sawirada qaawan ee la fiiriyo ayaa lagu tiriyaa sino, sidaas darteed isha ayaa sinaysta, gacantuna way sinaystaa. , waana in laga digtoonaadaa arimahaas oo aan ka fogaano, halkaan waxaa idiinku soo gudbinayaa sawiro laga yaabo inay sabab u noqdaan hanuunintaada iyo ka fogaanshiyahaaga insha Allaahu, si fiican u ilaali oo ka dheerow dambiyada oo ka mid noqo towbad keen, inshaa allaah.