Sawirro qaawan iyo lama taabtaantooda Hadii aad tahay qof jecel daawashada sawiradan iyo muqaaladan waa in aad ka digtoonaato,waayo ilaahay subxaanahu wa tacaalaa waa inaga xaaraantinimeeyay,Rasuulkeenii Muxamed naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha yeelee wuu inaga reebay waxyaalahaas oo kale. waxaa lagu tiriyaa sino, sida sawirada qaawan loogu tiriyo inay sinaystaan marka la eego, ishuna way sinaystaa, gacantuna way sinaystaa, waana inaan ka digtoonaano waxyaalahaas oo kale, waana inaan ka fogaannaa. sababta aad u hanuunisay oo aad uga fogaatay, inshaa allaah.