Sawirada qaawan yaan la daawanin, maadaama uu sharcigu xaaraantimeeyay, Alle iyo Rasuulkiisuna way ka reebeen, marka waa inaan Alle iyo Rasuulkiisa adeecno oo aan ka fogaanno arrimahaas oo kale, arrimahaas oo kale waxaa loo arkaa sino, maadaama sawir qaawan lagu tiriyo. Fiirinta sino, sidaas darteed indhuhu way sinaystaa, gacantuna way sinaystaa, waana inaan ka digtoonaannaa arrimahaas oo aan ka fogaanno.