Daawashada Sawirada Qaawan waa mamnuuc, maadaama ay ka mid tahay Zinada, iyadoo fiirineysa loo arko Zino, taasoo Alle iyo Rasuulkiisu ay naga xaaraantinimeeyeen, haddii aad tahay qof jecel daawashada Sawirradaas iyo Muqaaladaas, waa inaad ka digtoonaato, illeen Illahay. Waxaas oo kale waa uu naga xarrimay Rasuulkeenii Muxamed NNKH, marka waxaa loo aqoonsan yahay sino, sida sawirada qaawan ee qaawanaan loo arkay sino, sidaas darteed ishu way sinaystaa. gacantuna way sinaystaa, waana inaan ka digtoonaano arrimahaas oo kale, waana inaan ka fogaannaa, waxaana halkan idiinku soo gudbinaynaa muuqaallo sawiro ah oo sabab u noqon kara hanuunintaada iyo ka fogaanshahooda Eebbe idankii.